Jamhuuriyadda Somaliland
Dawladda Hoose ee Degmada Berbera
Republic of Somaliland/Municipality of Berbera
Xafiiska Maamulka Shaqaalaha D/hoose ee D/Berbera
REF: XMDH/DB/XSH/1415/2025
Saturday, May 3, 2025
Ku: Cidii Danaynaysa
Ujeedo: Baahin Fursad Shaqo
Booska: Farsamayaqaan Dabka Gaadiidka
Dawladda hoose ee degmada Berbera waxay baahinaysaa fursad shaqo oo ah farsama yaqaan dabka gaadiidka kana banaan qaybta gaadiidka gaar ahaan faraca farsamada.
Sidaa daraadeed cidii danaynaysa in ay ka fa’iidaystaan fursadaas shaqo, waxa lagu wargelinayaa inay ku soo hagaajiyaan arajidooda iyo dhammaan shuruudaha looga baahan yahay xafiiska maamulka shaqaalaha ee dawlada hoose ee degmada Berbera.
Shuruudaha looga baahan yahay Codsadaha
Qabashada araajida waxay socon doonta muddo dhan 6 Maalmood oo ka bilaabmaysa May 3, 2025 ilaa May 8, 2025.
Guuleed Maxamed Daahir
Madaxa Shaqaalaha
Dawladda Hoose ee D/hoose ee Berbera
Dawladda Hoose ee Degmada Berbera, Xafiiska Maamulka Shaqaalaha
Tel: 063-8080919